Xisaabi inta aad ku shaqeyso bilaash

Imisa saacadood ayaad isbuuci shaqeysaa adgoon mushahaar lahayn sida loodhameeyo wax yaabaha muhiimka ah?

sidee u ku kacayaa mushaaharkaada haddi aad lacag ku shaqayn lahaeyd sacadi ama isbuucii? SOS saacadiiba
Saacado usbuucii
imisa saac ayaad cuntada ku diaayarsataa ama qofkaad jeceshay u ku diyaarin lahayd:
Imisa saac ayaad guriga ku hagajiisa:
Imisa saac ayaad dharka kumaydhataa ama weelasha ,ama ku maydhataa jiidhka:
Ilmaha imisa saac la ciyaarta ama haysaa:
Qof xanuusan oo aad haysiid imisa saac ayaad haysaa ama musqusha gaysaa:
Xayaawaanka ilaalinta meeqa saac ayaa haysaa oo biyo siisa:
Intee inleeg ayay ku qadata inaad cunto soo iibsato ama soo qaadato:
Imisa ayay ku qadata inaad meel ka xumatay aad ku badasho ama ku hagajiiso:
Imisa ku qadataa beerta hagajiintedu:
Qof xanuunsan ama qofcaawinta imisa ay kugu qaadataa:
Sacadaha shaqada ee isbuuca ama todobaadka:
0 Saacado
Waa inaad heshaa ugu yaraan bilaha soosocda siasaasiga ahayadoo lagusalaynayo xogta aad bixinayso:
0,00 SOS

Dakhliga asaasi ah oo aan Shuruud lahayn ayaa kubixin doona waxqabadka bulshada. Sishaqada qiimahaydu sifudud ugu dhicin oo ay u joogto.